Qeexid
"Wax muhimad gaar ah la siiyo wax ku saabsan sheeggiddiisa ku celcelin."
Qeexid Xigta
Qof maqan wax ku saabsan sheegid.
[-heeyay, -haysay]
hadalhe eeyay
hadalhe aysay
f.g2"Wax muhimad gaar ah la siiyo wax ku saabsan sheeggiddiisa ku celcelin."
Qof maqan wax ku saabsan sheegid.
Wadaag:
Mar kasta wax ama qof ka hadlid.
f.g2
-heeyay, -haysay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Dhawaaq afka dadka ka soo baxa, ereyo ka kooban oo macno leh.
m.l
Wadaag:
Ka h.: Qof in uu hadlo ku qasbid.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Qof jirran ama waalan hadal aan micno lahayn ku hadlid.
Wax runta ka fog ku faanid.
f.mg1
Wadaag:
Qof dhintay quraan u akhrin.
Digsi dabool saarid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Dabeecad qof leeyahay oo ah in uu had iyo jeer sheego hadal tiro badan oo aan loo baahnayn. ld hadalbadni.
m.dh
Wadaag:
Rabitaan qof rabo in uu ka hadlo mar kasta meel hadal lagu hayo.
m.dh
Wadaag: