Qeexid

"Ka h.: Qof in uu hadlo ku qasbid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hadalsii oo kali ah:
  • Kooxda afdubayaasha ayaa wariye Gwen la hadalsiiyey RG/GO waqti gaaban maalinamadi Sabtida.
  • Xataa marxuum Cigfaal waxaan la hadalsiiyey shakhsi ay aad u saaxiib ahaayeen, oo isna ka waaniyey marxuumkii, in salaadiinta oo la gumaadaa sumcad xumo weyn u soo jiidi doonto madaxtinimadiisa.