Qeexid
"eeg hadee."
"eeg hadee."
Wadaag:
Qof dhintay quraan u akhrin.
Digsi dabool saarid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Wax la daboolay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-smay, -santay; -smi) Digsi wax la daboolay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Erey dareen tilmaama, taah naag murugaysan la qayliso. ld hoohey.
e.d
Wadaag:
Nafley aad u tamar yar luudid. ld hudeec2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Socod luudid ah oo nafley aad u tamar yari socoto. ld hudeec1.
m.l
Wadaag: