Qeexid
Qof dhaxalkii uu lahaa la seejijay.
Qeexid Xigta
Qof wax qabadkiisu aad u yaryahay.
Qof dhaxalkii uu lahaa la seejijay.
Qof wax qabadkiisu aad u yaryahay.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l.u
Qeexid: Afarta haad ee turubka mid ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-nno, m.l) Meel buur dhinaceed ah oo biyo ka soo baxaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: hadhow fk. Had dhow, goor aan fogeyn oo soo socota. ld hadhowto.
m.dh
Qeexid: Waqti la yaqaan oo bilaw iyo dhammaad leh; goor, kol, ammin.
Qeexid Xigta: H. iyo goor ama had iyo jeer: mar kastaba.
Qeexid Kale: H.ahaa: goortan, waqti-gaan. 4. H.ba: kolkii in la joogaba; marmar. 5. H.da: goorta la joogo; amminka. 6. H.daa: waqtigaan, goortan. 7. H.daba: sidaas darteed. 8. H.dana: kol labaad, kol dambe; misana. 9. H.dee: sidaas darteed, haddaba. 10. H.deer: hadda, amminka.11. H.ma?: goorma? 12. H.diiba: waqtiga la joogo; amminka, hadda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: had2 xi. eeg haddii.
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax fahmid ama garasho.
Qeexid Xigta: Wax xusuusid.
Qeexid Kale: Qof dilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhimashada.
Qeexid Xigta: Wed.
Qeexid Kale: ld hed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: hadhowto fk. ld hadhow.
m.dh
Qeexid: Dumarka xadrada saarka Booranaha ugu sarreeya ama heerka labaad kaga jira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]