"hadhowto fk. ld hadhow."
Wadaag:
hadhow fk. Had dhow, goor aan fogeyn oo soo socota. ld hadhowto.
Afarta haad ee turubka mid ka mid ah.
m.l.u
Dhimashada.
Wed.
ld hed.
m.dh
Qof dhaxalkii uu lahaa la seejijay.
Qof wax qabadkiisu aad u yaryahay.
Dumarka xadrada saarka Booranaha ugu sarreeya ama heerka labaad kaga jira.