Qeexid
"Ku h.: si hunguri weyni ku jirto wax u boobid."
Qeexid Xigta
Ku h.: si ku celcelis ah qalab aan af lahayn wax ugu goyn.
[-day, -dday]
hadiid ay
hadiid day
f.mg1"Ku h.: si hunguri weyni ku jirto wax u boobid."
Ku h.: si ku celcelis ah qalab aan af lahayn wax ugu goyn.
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Qof shaqo neceb. ld hawldiiddo, hawldiidid.
m.l
Wadaag:
haddii xi. 1. Erey lagu xiriiriyo weer shardiley ama waqtiley ah. Tus. “Haddii aad dersiga akhrin lahayd, imtixaanka waad ku gudbi lahayd”, “Haddii Warsame yimaado, farriintayda gaarsii”. 2. H. kale: haddii sidaas aysan noqon.
Wadaag:
Culay weelka biyaha ama caanaha lagu nadiifiyo.
Madowga culaygu uu weelka u yeelo.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Hanti yar oo cid la sharfayo loo geeyo; deeq
m.dh
Wadaag:
ld haddid1, haddidaad, handad1, handadaad, handadid
m.f.dh
Wadaag:
Qof dhintay quraan u akhrin.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag: