Qeexid

"(-ooyin, m.l) Dhibaato weyn oo khiyaamo ku jirto."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hadimo oo kali ah:
  • Booraan Hadimo Ha Qodin, Ku Dhici Doontaana Mooye Wuxuu Sheekh Aweys rabaa in uu Sheikh Shariif si fiican u fahmo kursiga madaxtooyada cidda iska leh.
  • Suaal: Ruwaayaddii Booraamo Hadimo Ha Qodin ku Dhici Doontaana Mooyaane, heesihii ku jiray maxaa ka mid ahaa?