Qeexid
"(-do, m.l) Hanti yar oo cid la sharfayo loo geeyo; deeq"
"(-do, m.l) Hanti yar oo cid la sharfayo loo geeyo; deeq"
Wadaag:
Qof dhintay quraan u akhrin.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Ku h.: si hunguri weyni ku jirto wax u boobid.
Ku h.: si ku celcelis ah qalab aan af lahayn wax ugu goyn.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Cashuur ay dawladdu kaqaaddo qof leh dhul bannaan ama dhismo.
Caddaynta lahaanshahaguryaha;mulkiyad.
m.dh
Wadaag:
Wax fahmid ama garasho.
Wax xusuusid.
Qof dilid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Waqti la yaqaan oo bilaw iyo dhammaad leh; goor, kol, ammin.
H. iyo goor ama had iyo jeer: mar kastaba.
H.ahaa: goortan, waqti-gaan. 4. H.ba: kolkii in la joogaba; marmar. 5. H.da: goorta la joogo; amminka. 6. H.daa: waqtigaan, goortan. 7. H.daba: sidaas darteed. 8. H.dana: kol labaad, kol dambe; misana. 9. H.dee: sidaas darteed, haddaba. 10. H.deer: hadda, amminka.11. H.ma?: goorma? 12. H.diiba: waqtiga la joogo; amminka, hadda.
m.dh
Wadaag: