Qeexid

"Qof dhintay quraan u akhrin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hadiyee oo kali ah:
  • Way soo booqatay, iyadoo salaamaysa soona dhoweynaysa, wuxuuna Xakiim ku yiri eeddadiis “eeddo, waxaan suuqa Cukaada ka soo gatay wiilal, ee kaad doontid wiilashaas ka dooro waan kuu hadiyeenayaaye”.
  • Waxaan u dardaarmayaa in loo hadiyeeyo kutubteyda oo dhan maktabada jaamacadda Islaamka ee Madiina almunawara.