Qeexid

"Hadal aan waxba ka jirin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hadoof oo kali ah:
  • Waxaa haboon dadka reer Somaliland inay u sheegaan guddoomiyaha kooxda Carta, inuu xaqiiqda ku dhaqmo, dadka uu sheeganayo inuu siyaasi u yahayna iyo umadda idaacdaha ka dhegaysanaysa hadalada hadoofka ah ee micna darada ah yaanu uga dhigin siyaasad.
  • Arrimahaas waxay abuureen dareen ah in hal-ku-dhegyada difaaca dalka hooyo, Diinta Islaamka, midnimada iyo naf-huridda ahaayeen hadoof.