Qeexid
"War badan oo aan murti lahayn."
Qeexid Xigta
H. ah: qof hadal badan oo aan murti lahayn ku hadla.
"War badan oo aan murti lahayn."
H. ah: qof hadal badan oo aan murti lahayn ku hadla.
Wadaag:
Waqti la yaqaan oo bilaw iyo dhammaad leh; goor, kol, ammin.
H. iyo goor ama had iyo jeer: mar kastaba.
H.ahaa: goortan, waqti-gaan. 4. H.ba: kolkii in la joogaba; marmar. 5. H.da: goorta la joogo; amminka. 6. H.daa: waqtigaan, goortan. 7. H.daba: sidaas darteed. 8. H.dana: kol labaad, kol dambe; misana. 9. H.dee: sidaas darteed, haddaba. 10. H.deer: hadda, amminka.11. H.ma?: goorma? 12. H.diiba: waqtiga la joogo; amminka, hadda.
m.dh
Wadaag:
Wax fahmid ama garasho.
Wax xusuusid.
Qof dilid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Dad, Xoolo wax kala aqoon meel uu ka yimid iyo meel uu u socdo noqosho.
f.mg3
-waday, -watay
Wadaag:
Cayrnimo iyo gaajo darteed oo la dalaabo.
ld hadaadumid.
m.l
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) Cayrnimo iyo gaajo darteed la dalaabid.
f.mg1
Wadaag:
Qof jirran ama waalan hadal aan micno lahayn ku hadlid.
Wax runta ka fog ku faanid.
f.mg1
Wadaag:
Qof dhintay quraan u akhrin.
Digsi dabool saarid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
haddii xi. 1. Erey lagu xiriiriyo weer shardiley ama waqtiley ah. Tus. “Haddii aad dersiga akhrin lahayd, imtixaanka waad ku gudbi lahayd”, “Haddii Warsame yimaado, farriintayda gaarsii”. 2. H. kale: haddii sidaas aysan noqon.
Wadaag: