Qeexid
ld huduf.
ld huduf.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: War badan oo aan murti lahayn.
Qeexid Xigta: H. ah: qof hadal badan oo aan murti lahayn ku hadla.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld huruufid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: ld huruuf2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: had2 xi. eeg haddii.
m.dh
Qeexid: Dhimashada.
Qeexid Xigta: Wed.
Qeexid Kale: ld hed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax fahmid ama garasho.
Qeexid Xigta: Wax xusuusid.
Qeexid Kale: Qof dilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Waqti la yaqaan oo bilaw iyo dhammaad leh; goor, kol, ammin.
Qeexid Xigta: H. iyo goor ama had iyo jeer: mar kastaba.
Qeexid Kale: H.ahaa: goortan, waqti-gaan. 4. H.ba: kolkii in la joogaba; marmar. 5. H.da: goorta la joogo; amminka. 6. H.daa: waqtigaan, goortan. 7. H.daba: sidaas darteed. 8. H.dana: kol labaad, kol dambe; misana. 9. H.dee: sidaas darteed, haddaba. 10. H.deer: hadda, amminka.11. H.ma?: goorma? 12. H.diiba: waqtiga la joogo; amminka, hadda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cayrnimo iyo gaajo darteed oo la dalaabo.
Qeexid Xigta: ld hadaadumid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Geeri.
Qeexid Xigta: ld hadaayad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hiif1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: ld hiif2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed quwaax xabag udgoon oo laga ganacsado leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-umay, -untay; -umi) Cayrnimo iyo gaajo darteed la dalaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Qof jirran ama waalan hadal aan micno lahayn ku hadlid.
Qeexid Xigta: Wax runta ka fog ku faanid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ujeeddo, himilo.
Qeexid Xigta: ld hadfid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Laamo geed oo ay caleemo badan ku yaalliin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-dfay, -dafay; -dfi) Wax ka ilduufid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Dhawaaq afka dadka ka soo baxa, ereyo ka kooban oo macno leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-dlay, -dashay; -dli) Ereyo macno leh sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Qof dhintay quraan u akhrin.
Qeexid Xigta: Digsi dabool saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]