Qeexid
"Wax, wax kale ku qaldid."
Qeexid Xigta
Wax halmaamid.
[-fay, -ftay]
haf ay
haf tay
f.g1"Wax, wax kale ku qaldid."
Wax halmaamid.
Wadaag:
Nafley si uu u harqado biyo quusin.
Hilib dab ku yacyacoodin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Daal aan lala ordi karin, markay nafley muddo orodo kaddib; neeftuur.
m.dh
Wadaag:
ha qr. 1. (nax.) Qurub ka hormara falka wax lagu farayo cid kale. Tus. “Wiilasha buugta ha akhriyeen”. 2. Qurub ka hormara falka wax lagu reebayo (fal amar diidmo). Tus. “Ha keenin!”.
Wadaag:
Xiiqid ama xuurto dareemid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Qof wax aan la siinin lagu masabiday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-fray, -fartay; -fri) Qof wax aan la siin ku masabidid.
f.g1
Wadaag:
Masabididda wax been ah oo aan cid la siin lagu masabido. ld hafaryo, hafriin, hafriinyo.
m.l
Wadaag:
Nafley aad u cayrin si ay u xiiqdo.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag: