Qeexid

"Dabayl kulul."

Qeexid Xigta

Kulaylka gubashada jirka laga dareemo.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hafeef oo kali ah:
  • Waxaa weli hafeefanaya jilbihii ku murxay dhowrkii jeer ee intuu barafka sii dhalaalaya ku sidbaday laamiga ku gataati dhacay.
  • Misna hadal cad diidaa, jug kastoo hafeeftliyo.