Qeexid
"eeg hafi. ld hafis."
"eeg hafi. ld hafis."
Wadaag:
Nafley si uu u harqado biyo quusin.
Hilib dab ku yacyacoodin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax, wax kale ku qaldid.
Wax halmaamid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Hilib wax karin carunka looga saaray ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg hafisan. ld hafisnaansho hafisnaansho m.l/dh ld hafisnaan.
m.f.dh
Wadaag:
Daal aan lala ordi karin, markay nafley muddo orodo kaddib; neeftuur.
m.dh
Wadaag: