Qeexid
Nafley biyo ku qaraqmid.
[-ftay, -fatay]
f.mg3Nafley biyo ku qaraqmid.
Fal / verb
m.dh.sh
Qeexid: .r Cod lagu muujiyo hafidda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Cunto boobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax, wax kale ku qaldid.
Qeexid Xigta: Wax halmaamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Jir gubtey xanuun ka dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley si uu u harqado biyo quusin.
Qeexid Xigta: Hilib dab ku yacyacoodin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Daal aan lala ordi karin, markay nafley muddo orodo kaddib; neeftuur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hafin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hafi. ld hafis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-fray, -fartay; -fri) Qof wax aan la siin ku masabidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg haf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hafasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Masabididda wax been ah oo aan cid la siin lagu masabido. ld hafaryo, hafriin, hafriinyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg haf2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: ha'ahaatee xi. ld hayeeshee.
m.dh
Qeexid: Dabayl kulul.
Qeexid Xigta: Kulaylka gubashada jirka laga dareemo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof wax aan la siinin lagu masabiday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hafaryo, hafriin, hafriinyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eysay
Qeexid: Nafley aad u cayrin si ay u xiiqdo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Xiiqid ama xuurto dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: ha qr. 1. (nax.) Qurub ka hormara falka wax lagu farayo cid kale. Tus. “Wiilasha buugta ha akhriyeen”. 2. Qurub ka hormara falka wax lagu reebayo (fal amar diidmo). Tus. “Ha keenin!”.