Qeexid
"ld haftibbax2."
[-xay, -xday]
haftabbax2 ay
haftabbax2 day
f.mg1"ld haftibbax2."
Wadaag:
Nafley heer aanay xiiqayn gaarid, markay muddo orodday kaddib. ld haftabbax2.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Xiiqid la'aanta nafleydu gaarto markay muddo oroddo kaddib. ld haftabbax1.
m.l.kh
Wadaag:
(daaw.) Xaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada noolayaasha cudurrada dhaliya ama waxyeellada ka soo gaadhi karta suntooda; kabbaxu waxa uu ku xidhanyahay marka ay dhiigga ku jiraan lid jidh-galayaal iyo unugyada cad-cadi (limfosayto) kuwaas oo soo saara jawaabis kabbaxeed.
m.l
Wadaag:
Wax halis ah ka nabad gelin.
Wax halis ah ka nabad gelid. ld sabatabbax2.
f.mg1
Wadaag:
(kiim.) Falgalka kiimikaad ee iskudhis u kala jabiya iskudhisyo ka kooban molikuyuullo fudud.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Si aan hagari ku jirin oo wax loo qabto.
f.mg1
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Qof wax laga quustay oo aan la saxi karin noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Caloosha dadka iyo xoolaha hayn (shuban).
f.mg1
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Barada lagu koray ka bixid; barakac.
f.mg1
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Lab iyo dheddig isu galmooday mino ka imaansho.
f.mg1
Wadaag:
Daal aan lala ordi karin, markay nafley muddo orodo kaddib; neeftuur.
m.dh
Wadaag:
Xiiqid ama xuurto dareemid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Nafley aad u cayrin si ay u xiiqdo.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag: