Qeexid
"ld haftayn"
"ld haftayn"
Wadaag:
Nafley aad u cayrin si ay u xiiqdo.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
Daal aan lala ordi karin, markay nafley muddo orodo kaddib; neeftuur.
m.dh
Wadaag:
Xiiqid ama xuurto dareemid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Wax, wax kale ku qaldid.
Wax halmaamid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Nafley si uu u harqado biyo quusin.
Hilib dab ku yacyacoodin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xiiqid la'aanta nafleydu gaarto markay muddo oroddo kaddib. ld haftabbax1.
m.l.kh
Wadaag:
Nafley heer aanay xiiqayn gaarid, markay muddo orodday kaddib. ld haftabbax2.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag: