Qeexid

"Daal aan lala ordi karin, markay nafley muddo orodo kaddib; neeftuur."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag: