Qeexid
Wax la hagay ahaansho (awr).
[-gnaa, -gnayd]
f.mg4Wax la hagay ahaansho (awr).
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax hagoog leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Inkiridda laysku inkiro wax laysku ogaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax laysku ogaa inkirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax baaba'ay ahaansho. ld halligan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-gmay, -gantay; -gmi) Wax baaba'ay noqosho. ld halligan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Isku ladidda hawl ama arrin wax ka qabashadeeda la isku lado; xoogdhabiil; dhagar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax wanaagsan ama toosan ahaansho.
Qeexid Xigta: Ku h.: Wax, wax ku habboon ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax sidii laga rabay noqosho.
Qeexid Xigta: Ka h.: wax ama meel ka tegid.
Qeexid Kale: Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Oogada dadka inteeda hore; soojeed.
Qeexid Xigta: H. ah: toos; wanaag; sax.
Qeexid Kale: ld hagaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Wax u dagaalamid ama u loollamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: H. ah: xumaanshaha korriimada hore ee ubadka nafleyda.
Qeexid Xigta: ld hagaasid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Herinta inta ugu toog badan marka hargaantiga laga reebo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Nafley aan korriimo fiican helin noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hawl ama wax kale oo qabashadooda loo dagaallamo ama loollan loo galo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Qof indho la' hoggaamin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Cod lagu isticmaalo in dameer socodsiiyo; yalla!
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isla weynaan aan kibir ku jirin; qab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hagan. ld hagnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hagabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley korriimo xumo dhaxalsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]