Qeexid
Iin qof yeesho oo u diidda in uu hadalka si bayaan ah u yiraahdo; shigshigid. ld haghago.
Iin qof yeesho oo u diidda in uu hadalka si bayaan ah u yiraahdo; shigshigid. ld haghago.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: ld haghaglee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Cod lagu isticmaalo in dameer socodsiiyo; yalla!
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Qof indho la' hoggaamin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld haghag1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld haghaglayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Qof hadalka shigshiga; shigshigow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Inkiridda laysku inkiro wax laysku ogaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax laysku ogaa inkirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Shigshigid. ld haghag2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg haghagaglee. ld haghagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Oogada dadka inteeda hore; soojeed.
Qeexid Xigta: H. ah: toos; wanaag; sax.
Qeexid Kale: ld hagaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax sidii laga rabay noqosho.
Qeexid Xigta: Ka h.: wax ama meel ka tegid.
Qeexid Kale: Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ka h.: Wax aad uga dhergid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Isku ladidda hawl ama arrin wax ka qabashadeeda la isku lado; xoogdhabiil; dhagar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la hagay ahaansho (awr).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hag. ld hagis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld hagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -raday, -ratay
Qeexid: Si aan daacad ahayn wax u qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld amag.
Qeexid Xigta: (sh.r) Cod lagu muujiyo dhicitaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rgo/-rko, m.dh) Maqaar nafleyda oogada kore uga rogan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]