Qeexid
"Wax hagoog u yeelid."
[-iyay, -isay]
hagooj yay
hagooj say
f.g2"Wax hagoog u yeelid."
Wadaag:
Maro qaarka sare oo aan indhuhu ku jirin ku daboolasho.
Haweenay ganbo madaxa saarasho.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Maro qaarka sare ee dadka oo aan indhuhu ku jirin lagu daboolo.
Sida marada hagoogta ah loo xirto.
Gambada haweenku madaxa saartaan. 4. Koofiyadda inteeda wejiga hareysa.
m.dh
Wadaag:
Si aan toos ahayn cid garab u siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Wax toosin ama wanaajin.
(f.mg) Ku h.: wax meel uu u socdo ku toosin.
(f.mg) Ku h.: warqad, farriin, alaab iwm cidda ay u socoto meesha laga heli karo u dirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Wax socda joojin.
(f.mg) U h.: cid wax u jeedsiin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: