Qeexid
"eeg hagooji. ld hagoojis."
"eeg hagooji. ld hagoojis."
Wadaag:
Maro qaarka sare oo aan indhuhu ku jirin ku daboolasho.
Haweenay ganbo madaxa saarasho.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Maro qaarka sare ee dadka oo aan indhuhu ku jirin lagu daboolo.
Sida marada hagoogta ah loo xirto.
Gambada haweenku madaxa saartaan. 4. Koofiyadda inteeda wejiga hareysa.
m.dh
Wadaag: