Qeexid

"eeg hagro. ld hagrad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hagrasho oo kali ah:
  • Sideed ku ilowday dakharadii hore inoo gaadhay inaga oon ka doogsan ‘wax la raajo rag kuma sama’, waxa riiqdeedii inagu dheeraatay hoggaan leexsan oo aqoon-xumi iyo hagrasho leh.
  • Sidaa darteed, waxaanu Madaxweyne kugu adkaynaynaa in aad u dhabar adaygto hawsha baaxadda leh, una gudato si aan hagrasho iyo habrasho toona lahayn.