Qeexid
"Dhadhan ama ur kulul oo dhirta qaarkeed yeeshaan."
"Dhadhan ama ur kulul oo dhirta qaarkeed yeeshaan."
Wadaag:
Eray lagu dhawaaqo marka wax la kahdo ama xanuun la dareemo.
e.d
Wadaag:
ha qr. 1. (nax.) Qurub ka hormara falka wax lagu farayo cid kale. Tus. “Wiilasha buugta ha akhriyeen”. 2. Qurub ka hormara falka wax lagu reebayo (fal amar diidmo). Tus. “Ha keenin!”.
Wadaag: