Qeexid
"Eray lagu dhawaaqo marka wax la kahdo ama xanuun la dareemo."
"Eray lagu dhawaaqo marka wax la kahdo ama xanuun la dareemo."
Wadaag:
ha qr. 1. (nax.) Qurub ka hormara falka wax lagu farayo cid kale. Tus. “Wiilasha buugta ha akhriyeen”. 2. Qurub ka hormara falka wax lagu reebayo (fal amar diidmo). Tus. “Ha keenin!”.
Wadaag:
Qof maal ama darajo uu helay awgeed, kibir iyo isla weyni ku abuurmid.
f.mg1
-hay, -hday
Wadaag: