Qeexid
ld hagabso.
[-saday, -satay]
f.mg3ld hagabso.
Fal / verb
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Guri, xero iwm irriddiisa xirid.
Qeexid Xigta: Nafley dagaalamaysa booddo isu diyaarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hagabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Si aan habsamayn u fariisasho.
Qeexid Xigta: Ku h.: abaar, cudur iwm si cid u saamayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Caaryidda ama buuxsamidda badda marmarka qaarkoodka dhaca.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hagabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld hagabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax ordaya fuulid.
Qeexid Xigta: Faras fuulid iyadoo aan rakaabka cagta la saarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Aragti yari awgeed tartiib u socosho.
Qeexid Xigta: Wax aan la garanayn ka hadlid. ld hakabso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ku h.: qof in uu hadal guro u adeegsasho.
Qeexid Xigta: Ku h.: wax, wax kale tilmaan ugu qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hakaabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: (f.g) Kabo illasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: ld haaka.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Joogsad yar oo wax soconayey sameeyaan.
Qeexid Xigta: Astaan qoraal oo kala qoqobta ereyada iyo weeraha.
Qeexid Kale: ld hakasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hakaabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid haybtiisa weyddiin.
Qeexid Xigta: Cid wax weyddiisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hako. ld hakad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hakaabso. ld hakaabsad, hakaabsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Rakaab gaadiid ku rarasho.
Qeexid Xigta: Qof gaadiid fuulid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -kaday, -katay
Qeexid: In yar joogsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax in yar joojin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]