Qeexid

"Wax in yar joojin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haki oo kali ah:
  • Okello, wuxuu sheegay inay qabanayaan cid walba oo ay uga shakiyaan inay gacan ka geysatay qaraxyadaas ayna kasoo qaban doonaan meel walba oo ay tagaan, isagoo xusay inaysan aqbalayn in kooxahaas ay nabad ku noolaadaan.
  • C/qaasinm Salaad isagoona dhanka kalana ugu baaqay qeybaha wararka baahiya ee madaxa banaan inay howshooda sii wadaan islamarkaana ayan u hakin cabsi soo wajahda C/Fitaax Maxamed Salaad (Diyeeshe) here for every thing you wish to find more..