Qeexid

"ld hakin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hakis oo kali ah:
  • Ma aha arrin la iska idha saabayo in ay jiraan rag culimo ah oo aaminsan ogna waxay diintu ka qabto tallaalka inay ka shakisan yihiin fayo qabka tallaalka dibadda laga keenay.
  • Ururka Shabab oo ka hadley WFP Ururka hubeysan ee Al-shabaab ayaa ka hadlay warbixintii WFP ay ku sheegtay inay hakisay howlihii gargaar ee ay ka bixin jirtay koonfurta Somalia, iyagoo iska fogeeyay eedeyn kaga timid sarkaal u hadlay haya'dan.