Qeexid
In yar joogsasho.
[-kaday, -katay]
f.mg3In yar joogsasho.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Dhaawac culus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax in yar joojin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Joogsad yar oo wax soconayey sameeyaan.
Qeexid Xigta: Astaan qoraal oo kala qoqobta ereyada iyo weeraha.
Qeexid Kale: ld hakasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
e.d
Qeexid: ld haaka.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg haki. ld hakis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (fiis.) Summad: X. Dhalanka mareeg leh saagin ama madhxin oo wadajir ahaan caabbiga mareegta kula dhaliya xayir. Hakiska waxaa lagu cabbiraa oom.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hakin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Madaxa meeshiisa sare, dhalo.
Qeexid Xigta: Meesha ugu sarraysa (guri, geed, buur iwm); fiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -kaday, -katay
Qeexid: Iyadoo wax la qaadaayo ama wax laga cabsanaayo meel ku dhuumasho; gabbasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: ha'ahaatee xi. ld hayeeshee.
Qeexid: ha qr. 1. (nax.) Qurub ka hormara falka wax lagu farayo cid kale. Tus. “Wiilasha buugta ha akhriyeen”. 2. Qurub ka hormara falka wax lagu reebayo (fal amar diidmo). Tus. “Ha keenin!”.
m.f.dh
Qeexid: eeg hako. ld hakad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld hagabso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hagabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]