Qeexid

"Baaba'; le'asho."

Qeexid Xigta

ld halaagid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halaag oo kali ah:
  • Waxa waqti dheer u baahan waa ka-soo kabashada halaaggii nafeed, burburkii hantiyeed, dhaawicii dhimir-nafsiyeed iyo hoos u dhicii qiyem-qab ee ku dhacay muwaadinka Soomaaliyeed.
  • Dadkii dhibka Nabiga SCW ugu darnaa waxaa ka mid ahaa adeerkiis Abii-lahab oo aan soo marnay dadka kulmiyey Rasuulka SCW inuuku yidhi "halaag ha kuu sugnaadee ma waxan baad noo soo kulmisey".