Qeexid
"Wax baaba'ay ahaansho. ld halligan2."
[-gnaa, -gnayd]
halaagan2 naa
halaagan2 nayd
f.mg4"Wax baaba'ay ahaansho. ld halligan2."
Wadaag:
(-gmay, -gantay; -gmi) Wax baaba'ay noqosho. ld halligan1.
f.mg1
Wadaag:
Wax baaba' ka dhigid. ld halaaji, hallig2.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Herinta inta ugu toog badan marka hargaantiga laga reebo.
m.dh
Wadaag:
ld halligmid.
ld halaag1 (2), halaajin, halaajis, hallig1, hallig halaagmid m.f.dh eeg halaagan1. ld halligmid.
m.f.dh
Wadaag:
Wax higaag ku xiran ahaansho.
Wax fuursan ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Kala qaadidda qof kala qaado afka hurdo ama daal awgiis; hamaansasho.
m.dh
Wadaag:
H. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dhaldhalaal.
m.l.kh
Wadaag:
Hurdo ama daal awgood af la kala qaadid; hamaanso.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: