Qeexid
"halaamacoodka sooh-maskaxeedka m.l (daaw.) Halaamacoodka maskaxda waxa keeni kara fiirus ama baktiiriya ama waxay ka iman kartaa jir kahsi ka yimid talaal."
"halaamacoodka sooh-maskaxeedka m.l (daaw.) Halaamacoodka maskaxda waxa keeni kara fiirus ama baktiiriya ama waxay ka iman kartaa jir kahsi ka yimid talaal."
Wadaag:
Wax iyadoo aan la bisleynayn dab ku dubid. ld halaammacee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg halaamma-coodi. ld halaammacayn, halaamma-cays, halaammacoodis.
m.f.dh
Wadaag:
Hilib halaammaco ka dhigasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Geed dhererkiisu dhexdhexaad yahay oo laamo jiljilicsan oo aan jebin iyo qodax yaryar leh. ld saleelmac.
m.dh
Wadaag:
Wax baaba' ka dhigid. ld halaaji, hallig2.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Kala qaadidda qof kala qaado afka hurdo ama daal awgiis; hamaansasho.
m.dh
Wadaag: