Qeexid
Hilib dab lagu dubey oo aan la bisleyn.
Hilib dab lagu dubey oo aan la bisleyn.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Wax dab lagu dubay oo aan la bislayn
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax iyadoo aan la bisleynayn dab ku dubid. ld halaammacee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -ceeyay, -ceysay
Qeexid: ld halaammacoodi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg halaamma-coodi. ld halaammacayn, halaamma-cays, halaammacoodis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld halaammacoodin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh

f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Hilib halaammaco ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld halaammacaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld halaammacaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg halaama-cayso. ld halaammacaysad, halaamma-caysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: halaamacoodka sooh-maskaxeedka m.l (daaw.) Halaamacoodka maskaxda waxa keeni kara fiirus ama baktiiriya ama waxay ka iman kartaa jir kahsi ka yimid talaal.
m.dh
Qeexid: Cudur geedka digirta ku dhaca oo caleenta ka daadiya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Geed dhererkiisu dhexdhexaad yahay oo laamo jiljilicsan oo aan jebin iyo qodax yaryar leh. ld saleelmac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Baaba'; le'asho.
Qeexid Xigta: ld halaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Xoolo lafo ruugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax baaba' ka dhigid. ld halaaji, hallig2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ruugista xooluhu ruugaan lafaha.
Qeexid Xigta: ld halaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Holac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -lici) Wax dhalaal badan bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]