Qeexid
"Wax dab lagu dubay oo aan la bislayn"
"Wax dab lagu dubay oo aan la bislayn"
Wadaag:
Wax iyadoo aan la bisleynayn dab ku dubid. ld halaammacee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg halaamma-coodi. ld halaammacayn, halaamma-cays, halaammacoodis.
m.f.dh
Wadaag:
halaamacoodka sooh-maskaxeedka m.l (daaw.) Halaamacoodka maskaxda waxa keeni kara fiirus ama baktiiriya ama waxay ka iman kartaa jir kahsi ka yimid talaal.
Wadaag:
Hilib halaammaco ka dhigasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg halaama-cayso. ld halaammacaysad, halaamma-caysi.
m.f.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Nooc masaska dheereeya ka mid ah oo aan wax yeello lahayn. ld mascaanood.
m.l
Wadaag:
Wax baaba' ka dhigid. ld halaaji, hallig2.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: