Qeexid Xigta
ld halaaq1 (2).
ld halaaq1 (2).
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Kala qaadidda qof kala qaado afka hurdo ama daal awgiis; hamaansasho.
m.dh
Wadaag:
ld halligmid.
ld halaag1 (2), halaajin, halaajis, hallig1, hallig halaagmid m.f.dh eeg halaagan1. ld halligmid.
m.f.dh
Wadaag:
Hurdo ama daal awgood af la kala qaadid; hamaanso.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Wax baaba' ka dhigid. ld halaaji, hallig2.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: