Qeexid

"Timo rag, jilicsan oo dheer."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halab oo kali ah:
  • Kol haddii halabuurka noocaas ahi helo gidaar uu wixiisa, ha ba qallooceene, ku dhejisto oo aan cidi odhanayn wuxu gabay maaha, ama aanu dheg qalaj u siinayn cid faaqidday waxa inoo biniixayaa sow ‘jujuub ku qaado maaha’.
  • Halabuurba awoodeedey hadashaa oo qaafiyadda qaladaa ama toosisaa.