Qeexid
"Timo halab ah samaysasho."
Qeexid Xigta
Xoolo la soo dhacay hilib ka qalasho.
[-stay, -satay]
halabays tay
halabays atay
f.g3"Timo halab ah samaysasho."
Xoolo la soo dhacay hilib ka qalasho.
Wadaag:
Ku g.: galab meel joogid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax ordaya fuulid.
Faras fuulid iyadoo aan rakaabka cagta la saarin.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax la haystay, wax labaad ku darsasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(f.g) Wax ku dhegid.
(f.g) Wax gacan ku hayn.
(f.mg) U h.: wax, wax u malayn. āCali waxaan u haystaa in uu wanaagsanyahayā. 4.(f.mg) U h.: cid wax u qabsasho. 5. (f.mg) Isu h.: cid wax aanay ahayn ismoodid. 6. (f.mg) La h.: cid xiriir fiican la yeelasho. 7. (f.mg) La h.: hees, war iwm dhegeysigooda dhegta u raaricin.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Hawl la qabtay wax ka soo baxa.
H. ah: Hilibka laga qasho xoolo la soo dhacay.
Hanti xoolaad.
m.dh
Wadaag:
Hilib halaammaco ka dhigasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Arrin laga hadlaayo wax yar ka sheegid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Neef waddo ku socda siiba geela geedaha jidka dhinacyadiisa ku yaal hadba laan ka goosasho. ld haljaflayso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Saddexda goor ee wax la cuno ka hor halaqjafle cunid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Ka l.: wax meel yaal wada xaraasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax iyadoo aan la bisleynayn olol ku dubasho.
Iyadoo aan laga bogan wax eegid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: