Qeexid
"Wax la halciyay ahaansho (hilib)."
[-naa, -nayd]
halacsan aa
halacsan ayd
f.mg4"Wax la halciyay ahaansho (hilib)."
Wadaag:
Wax iyadoo aan la bisleynayn olol ku dubasho.
Iyadoo aan laga bogan wax eegid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Uumi kulul.
Olol.
H. ah: qof hamuun gorayo leh ama aad u cir weyn.
m.l
Wadaag:
Wax habac ku dhacay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax shilis oo hilib isla'eg leh ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax si u kala laalaada ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax halako ku dhacday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cudur geedka digirta ku dhaca oo caleenta ka daadiya.
m.dh
Wadaag:
Wax tabaalac hayo ahaansho (cid).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
H. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dhaldhalaal.
m.l.kh
Wadaag: