Qeexid
ld halalicid.
ld halalicid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -lici) Wax dhaldhalaalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: .r H. dheh: cod lagu muujiyo dhaldhalaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Uumi kulul.
Qeexid Xigta: Olol.
Qeexid Kale: H. ah: qof hamuun gorayo leh ama aad u cir weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -lici) Wax dhalaal badan bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: H. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dhaldhalaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cudur geedka digirta ku dhaca oo caleenta ka daadiya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax iyadoo aan la bisleynayn olol ku dubasho.
Qeexid Xigta: Iyadoo aan laga bogan wax eegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld halacsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la halciyay ahaansho (hilib).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld halacsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld haalaati.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xamaaratada inta bogga ku socota sida maska, goodka iwm.
Qeexid Xigta: Nooc ka mid ah masaska.
Qeexid Kale: Jinni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Timo rag, jilicsan oo dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld halase.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld halalac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax baaba' ka dhigid. ld halaaji, hallig2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Baaba'; le'asho.
Qeexid Xigta: ld halaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Xoolo lafo ruugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Dhaawac culus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ruugista xooluhu ruugaan lafaha.
Qeexid Xigta: ld halaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]