Qeexid
"Nooc ka mid ah shimbiraha ugaarsada."
Qeexid Xigta
Geesi, halyeey.
"Nooc ka mid ah shimbiraha ugaarsada."
Geesi, halyeey.
Wadaag:
Xamaaratada inta bogga ku socota sida maska, goodka iwm.
Nooc ka mid ah masaska.
Jinni.
m.l
Wadaag:
Cunto yar oo saddexda goor ee wax la cuno maalinta, ka hor la cuno oo cuntada lagu sugo .
m.l
Wadaag:
Uumi kulul.
Olol.
H. ah: qof hamuun gorayo leh ama aad u cir weyn.
m.l
Wadaag:
ld halamash.
Daal, harraad iyo gaajo badan la kulmid. ld halamash.
m.l
Wadaag:
Goosashada neef waddo ku socda siiba geela, uu geedaha jidka-dhinaciisa ku yaal hadba laan ka goosto. ld haljafle.
m.l
Wadaag:
Dab korka dambas ka saaran-yahay hoosna ka nool. ld halas.
m.l
Wadaag:
Hawl la qabtay wax ka soo baxa.
H. ah: Hilibka laga qasho xoolo la soo dhacay.
Hanti xoolaad.
m.dh
Wadaag:
Arrin laga hadlaayo wax yar ka sheegid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Kala qaadidda qof kala qaado afka hurdo ama daal awgiis; hamaansasho.
m.dh
Wadaag:
Wax ordaya fuulid.
Faras fuulid iyadoo aan rakaabka cagta la saarin.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax iyadoo aan la bisleynayn olol ku dubasho.
Iyadoo aan laga bogan wax eegid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: