Qeexid
"Arrin laga hadlaayo wax yar ka sheegid."
[-leeyay, -leysay]
halaqjalaqle eeyay
halaqjalaqle eysay
f.mg2"Arrin laga hadlaayo wax yar ka sheegid."
Wadaag:
Arrin laga hadlaayo wax yar ka sheegid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg halaqjalaq-layso. ld halaqjalaqlaysad, halaqjalaq-laysi.
m.f.dh
Wadaag:
Cunto yar oo saddexda goor ee wax la cuno maalinta, ka hor la cuno oo cuntada lagu sugo .
m.l
Wadaag:
Si habaqle ah u socosho.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Xamaaratada inta bogga ku socota sida maska, goodka iwm.
Nooc ka mid ah masaska.
Jinni.
m.l
Wadaag:
Si habjaq ah u socosho.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Saddexda goor ee wax la cuno ka hor halaqjafle cunid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax qarribid.
Ku h.: qof wax ku aaminid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Nafley dhaawac culus gaarsiin.
f.g2
-keeyay, -kaysay
Wadaag:
Si halamash ah u socosho.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Socod dhibaato leh oo lagu kala haro.
m.l
Wadaag:
eeg halaqjaflayso. ld halaqjaflaysad, halaqjaflaysi.
m.f.dh
Wadaag: