Qeexid
"(-dhyo, m.dh) (kiim.) Iskudhis uu ku jiro halojiin."
"(-dhyo, m.dh) (kiim.) Iskudhis uu ku jiro halojiin."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (fiis.) Hummaagga oo yeesha iin-muuqaal, ayna sababtay, bikaaco ama muraayad xoodan. Haydh midabkeeda humaaggu waxa uu yeeshaa hariiryo midabaysan, taas oo ay ugu wacantahay hannaanka kala geddisan ee ay midabada kala geddisan u qalloocdaan.
m.l
Wadaag:
Xamaaratada inta bogga ku socota sida maska, goodka iwm.
Nooc ka mid ah masaska.
Jinni.
m.l
Wadaag:
Uumi kulul.
Olol.
H. ah: qof hamuun gorayo leh ama aad u cir weyn.
m.l
Wadaag:
Dab korka dambas ka saaran-yahay hoosna ka nool. ld halas.
m.l
Wadaag:
Hawl la qabtay wax ka soo baxa.
H. ah: Hilibka laga qasho xoolo la soo dhacay.
Hanti xoolaad.
m.dh
Wadaag:
Nafley dhaawac culus gaarsiin.
f.g2
-keeyay, -kaysay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Kala qaadidda qof kala qaado afka hurdo ama daal awgiis; hamaansasho.
m.dh
Wadaag:
Wax ordaya fuulid.
Faras fuulid iyadoo aan rakaabka cagta la saarin.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: