Qeexid
"Eray ama hadal aan la doonayn in la sheego oo si aan loo qasdiyin u soo dhacay."
Qeexid Kale
(u) Miro bislaaday oo soo daatay.
Qeexid Xigta
Deelqaaf; gaf.
"Eray ama hadal aan la doonayn in la sheego oo si aan loo qasdiyin u soo dhacay."
(u) Miro bislaaday oo soo daatay.
Deelqaaf; gaf.
Wadaag:
Geed miro bislaaday daadin.
Ka h.: xog la qari-nayey cid ka helid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Badar haldhan kala bixid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Badar wax haldhankii laga saaray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Uumi kulul.
Olol.
H. ah: qof hamuun gorayo leh ama aad u cir weyn.
m.l
Wadaag:
Haldhaa gooni daaq ah.
Cunug gorayo kali ku ah.
H. ah: miro sooc ah ama qof ama neef xoolo ah oo door ah.
m.l
Wadaag:
Baaq uu ku dhawaaqo ninka halgamaha ahi marka uu ugaar soo dilo.
m.l
Wadaag: