Qeexid
"Badar wax haldhankii laga saaray ahaansho."
[-naa, -nayd]
haldhansan aa
haldhansan ayd
f.mg4"Badar wax haldhankii laga saaray ahaansho."
Wadaag:
Badar haldhan kala bixid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Eray ama hadal aan la doonayn in la sheego oo si aan loo qasdiyin u soo dhacay.
Deelqaaf; gaf.
(u) Miro bislaaday oo soo daatay.
m.l
Wadaag:
Geed miro bislaaday daadin.
Ka h.: xog la qari-nayey cid ka helid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-do, m.dh) Dhul gariir iyo dabayl xooggan oo ka dhasha meel qarax weyn iwm ku dhacay.
m.dh
Wadaag: