Qeexid

"Geel markaa dhalay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haleelo oo kali ah:
  • Caduur Aadan Caduur oo ah Gudoomiyaha ururka SYSA ayaa goobta ka akhriyey warbixin dheer oo ka turjumaysa dadka uu cudurkani haleelo iyo dadka uu u nugul yahay in uu ku dhaco.
  • Sidoo kale, dalladu waxay diyarisay shaqale tiro badan oo gacan ka gaystay gurmadka loo fidinayo dadka Cudurka shuban biyoodku haleelo ee u baahan in la geeyo goobaha Caafimaadka iyo weliba kuwa ku sugan Isbitaalka Gudihiisa.