Qeexid
"Wax, wax kale la kulansiin. ld haleeshii."
[-iiyay, -iisay]
haleelsi iyay
haleelsi isay
f.lg2"Wax, wax kale la kulansiin. ld haleeshii."
Wadaag:
Wax la kulmid.
Wax helitaankoodu muhiim yahay la kulmid.
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
/lg2 Cid arrin ama wax kale oggolaysiin.
f.g
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Ka h.: Qof in uu hadlo ku qasbid.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Qof ku cayaarid ama dhagrid.
ld dheeli.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Matag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada; diliq.
m.dh
Wadaag:
Qof wax illoowsiin. ld hilmaansii.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Hanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax qarribid.
Ku h.: qof wax ku aaminid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Cid kalgacayl dartii isku duubid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: