Qeexid
"halhaleel fk. Si dhaqso ah; degdeg. ld hallahalla, hallihalli."
"halhaleel fk. Si dhaqso ah; degdeg. ld hallahalla, hallihalli."
Wadaag:
Wax la kulmid.
Wax helitaankoodu muhiim yahay la kulmid.
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Wax, wax kale la kulansiin. ld haleeshii.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Erey ama weer qof caadaysto in uu hadalkiisa soo dhexgeliyo had iyo jeer; halqabsi.
ld halhayn.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.l) Bocol yaryar oo xeebahabadaha laga helo oo weelasha lagu qurxiyo;laji.
m.dh.u
Wadaag:
Hanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Mar kasta wax ama qof ka hadlid.
f.g2
-heeyay, -haysay
Wadaag:
Wax qarribid.
Ku h.: qof wax ku aaminid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Matag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada; diliq.
m.dh
Wadaag:
Meel bannaan oo aan dugsi lahayn.
D. ah: meel cidla' ah.
m.dh
Wadaag:
Da'yaraan ku dhimasho (dad iyo xoolo).
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag: