Qeexid

"Erey ama weer qof caadaysto in uu hadalkiisa soo dhexgeliyo had iyo jeer; halqabsi."

Qeexid Xigta

ld halhayn.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga halhays oo kali ah:
  • Isagoo ka warcelinaya halhayska shirka Asmara ka socda oo ah in “Soomaaliya laga xoreeyo cadowga ku soo duulay,” ayuu Geeddi sheegay inaan cidina ku soo duulin dalkiisa.
  • Waxaa warbaahinta qaarkeed ayba halhaysyada furitaanka ka dhigteen heeso iyo erayo lagu dhafoor taabanayo Ummadaa hagaastay..