Qeexid
"eeg hallowsan. ld hallowsanaansho."
"eeg hallowsan. ld hallowsanaansho."
Wadaag:
Nafley wax jidka toosan ka lumay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
ld hallaabid. Lumidda wax ka lumaan jidka toosan.
H. ah: nafley jidkii toosnaa ka luntay.
m.l
Wadaag:
Cid, wax ay hore u tiqiin aan xusuusnayn ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax guulallow hayo ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: